Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo saakay la xareeyay xili uu …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Guddiga ayaa xerada Shiirkole dejiyay Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana guddiga maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen xalinta khilaaf ka taagnaa … Continue reading Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo saakay la xareeyay xili uu …